Anoo saciid xasan ah oo joooga hada jabuuti kana ahaan jiray arday hore dalka masaarida waxaan aad u hanbalyaynayaa dhalinta reer jabuuti ee qaahira joogta
Waxaan si gaara aan habalyo ugu dirayaa saxiibkay mohamed rooble oo ah isku daba ridaha ee sameeyay moqacan aadka ugurux badan
Waa hanbalyo inkasto aan soo koobi karayn amaantaa aan uhayo walaalkay mohamed ibrahim rooble
Waxan leeyahay guul iyo horumar
Waa saciid xasan
sougueh
02-10-2004 14:04:00
toute d'abord chers salut les etudiants djiboutiensen egypte je vous ecris cette message pour vous felicite' a l'occassion de nouveau anne' scolaire ,je vous souhaite une bonne annee' scolaire
qays
01-10-2004 19:44:00
aslaamu calaykum
dhamaan dhalinta sharaftaleh ee reer jabuuti waxan u sojeedinayaa hambalyo iyo boogadin waxaana u rajaynayaa in ay ka fa idaysataan mawqocan loo furay
hassna
30-09-2004 10:48:00
franchement je trouve que ce site est tres genial je vous felicite a tous les etudiants surtout le createur de ce web site bravos!
abdirahim
30-09-2004 09:50:00
bravos!bravos mon cousin je te felicite a ce genial travail